Kulankii baarlamanka ee cod u qaadista xukuumda Soomaaliya oo furmay * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Kulankii baarlamanka ee cod u qaadista xukuumda Soomaaliya oo furmay

Mareeg.com: Waxaa saaka Xarunta Golaha shacabka  Soomaaliya ee Muqdisho ka furmay kulanka baarlamaanka, iyadoo uu shir gudoominayo guddoomiyaha Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Waxaa kasoo qaybgalay kulanka 211 Xildhibaan, waxaana la sii ambaqaaday dooda la xiriirta mooshinka ka dhanka ah RW Cabdi Weli oo khamiistii la bilaabay.

Waxaa lagu wadaa iney maanta khudbadahooda jeediyaan ilaa 30 Xildhibaan oo kamid ahaa Xildhibaanadii isqoray.

Xildhibaan waliba wuxuu hadli doonaa 4 daqiiqo, waxaana intaasi kadib marka ay dhamaadaan Xildhibaanada laguda geli doonaa cod u qaadista Xukuumadda.

Mareeg Media

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!