24 qofood oo ku dhimatay dagaal beeleed ka dhacay deegaanno ka tirsan gobolka Sool * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

24 qofood oo ku dhimatay dagaal beeleed ka dhacay deegaanno ka tirsan gobolka Sool

24 qof ayaa dhimatay ku dhowaad 30 kalana dhaawac ayaa kasoo gaarey dagaal beeleed 3 dii maalmood ee lasoo dhaafay ka dhacayey deegaano dhaca Koonfurta gobolka Sool.

 

Dagaalladan ayaa ka dhacay Dharkayn-Geenyo, Dhumay iyo baadiye hoos yimaadda tuulooyinkaasi.

 

Kumanaan qoys ayaa sidoo kale ku barakacay dagaalo beeleedkan waxaana maleeshiyaadka dagaalamaya kala dhex fariistay ciidamo Somaliland ah oo kasoo kicitimay Laascaanood.

 

Axmed Sheekh  oo ku sugan magaaladda Dharkayn ayaa Radio muqdisho  u sheegay in dagaalladaasi ay saameyn ku yeesheen dolosha dadka ku dhaqan deegaanada ay colaaddu ka taagantahay.

 

Maxamed Cali Bile Buuhoodle

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!