Gudoomiye Aadan Madoobe oo kulan muhiim ah la yeeshay dhigiisa dalka Turkiga
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa khadka taleefoonka kula hadlay Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Turkiga, Mudane Mustafa Şentop. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa dhigiisa...