Maxkamadda Sare ee dalka Cumaan oo bari yeeshay Wasiir Cabdisaciid kadib eedeymo aan sal iyo raad laheyn…
Maxkamadda sare ee dalka Cumaan ayaa laashay xukun lagu riday dad lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen dhoofinta dhuxusha Soomaaliya, xiriirna la leh Al-shabaab. Bilo kahor, maxkamadda hoose ee dalka...