Dhiibaatooyinka ka dhalan kara amarka xukuumadda ay dul dhigtay ciidamada NISA ee Garoonka Aadan Cadde
Wasiirka amniga Xukuumadda Soomaaliya Cabdullahi Maxamed Nuur ayaa shalay qaatay go’aan qar iska tuurnimo ah isagoo faray Nabad Sugidda in ciidamadeeda kala baxdo garoonka Aadan Cadde. Wasiirka ayaa amray Nabad...