Matt Bryden oo Cabdiraxmaan C.Shakuur u kireystay inuu ku weeraro Ra’isul Wasaare Rooble
Siyaasiga u hanqal taagay xilka madaxtnimo ee Soomaaliya islamarkana aan heysan taageerada shacabka Soomaaliyeed ayaa u gacan galay Matt Bryden oo ah malkiilaha Sahan Research oo dowladda Federalka ay dalka...