Farmaajo oo soo saaray wareegto uu ugaga hakinayo dowlada inay gasho heshiisyo
Madaxweynaha muddo xileedkiisu uu dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne oo uu ugaga joojinayo Hay’adaha Dowladdu inay galaan heshiis ama is af-garad kasta oo ku saabsan siyaasadda,...