Gudoonka Baarlamanka Galmudug oo Magacaabay guddiga doorashada Aqalka Sare
Guddoomiyaha Baarlamanka Galmudug ayaa magacaabay xubnaha Guddiga qabashada Doorashada xubnaha Aqalka Sare ee ka soo jeeda maamulkaas. Xubnaha la magacaabay ayaa ka kooban 12 xubnood oo ka tirsan golaha Baarlamanka...