Diyaarad ay leeyihiin ciidamada Itoobiya oo Soomaaliya ku burburtay
Warrarka laga helayo gobolka Bakool ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah oo ay leeyihiin ciidamada Itoobiya ay ku burburtay garoonka magaalada Xudur . Sida...