Taliska Ciidanka xoogga dalka oo sheegay inay dileen Saraakiil iyo Xubno Shabaab ah
Dagaal culus ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa uu ku dhex-maray degaanka Qayacad oo qiyaastii sideed KM. ujirta degaanka bacaadweeyne ee gobolka Mudug Ciidamada dowlada Soomaaliya oo ay wehlinayaan kuwa...