Puntland oo DP World u gacan gelisay dekad kale xili ay ku fashilmatay tan Boosaaso
Shirkadda DP World ayaa heshiis 30 sano ah oo tanaasul ah la saxiixatay dowladda Puntland ee Soomaaliya si ay u maamusho dekedda Garacad. Qeyb ka mid ah heshiiska, DP World...