War saxafadeed : Baarlamaanka Puntland oo ka hadlay khilaafka ka dhashay wax-ka bedelka xeer-hoosaadkooda
Baarlamaanka Puntland ayaa sheegay in uusan jirin qodob ka mid ah xeer-hoosaadka Golaha oo ka hor-imanaya dastuurka Puntland. War-saxaafedeed ka soo baxay Baarlamaanka Puntland ayaa lagu sheegay in xeer-hoosaadka dhawaan...