Xaflad taageero loogu muujinayay Musharax Xildhibaan Makko Maxamuud Muuse oo Muqdisho lagu qabtay+Sawirro
Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay xaflad taageero iyo soo dhoweyn loogu muujinayay Musharax xildhibaan Makko Maxamuud Muuse oo ah murashax u taagan xildhibaannimada baarlamaanka dowladda fedareelka Soomaliya oo deegaan doorashadiisu...