Midowga Musharaxiinta oo Farmaajo ugu baaqay inuu iscasilo kana tanaasulo musharaxnimadiisa
Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa walaac darran ka muujiyay xaaladda dhalinyarada tababarka Ciidan loogu qaaday dalka Eratariya, kuwaasi oo la sheegay inay ka qeyb qaateen dagaalo ka dhacay dalka Itoobiya....