Guddiga doorashooyinka heer federaal oo guddoon doortey
Guddiga doorashooyinka heer federaal ee Soomaaliya ayaa maanta wuxuu caasimada Muqdisho ku doortay guddoon kadib labo wareeg oo si weyn loogu loolamay coddeynta. Maxamed Xasan Cirro ayaa ku guuleystay xilka...