Midowga Afrika oo aqbalay codsigii Dowladda Federalka Soomaaliya ay u gudbisay
Golaha amniga iyo nabadda Midowga Afrika oo kulan aan caadi aheyn yeeshay 11 May 2021 ayaa waxa ay kaga hadleen xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya iyo howlgalka nabad ilaalinta midowga Afrika...