Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi oo Caawa ku geeriyooday dalka Kenya
Allaha u naxariistee waxaa isbitaal ku yaal magaalada Nairobi ku geeriyooday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed. Geerida Cali Mahdi ayaa waxaa xaqiijiyey xubno ka tirsan qoyskiisa oo ku...