Dil galabta ka dhacay deegaan iyo Wararkii ugu dambeeyay
Wararka aan ka heleyno deegaan hoostega degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in gabal-dhicii galabta halkaas lagu dilay Nin la sheegay inuu kamid ahaa dadka deegaanka. Dilka...