Guddoomiye Muuse Macalin oo ka hadlay arimaha Cadaalada (DAAWO)
Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Muuse Macalin Maxamed ayaa ka qeyb galay Munaasabad lagu soo bandhigay waxqabadka 2019-kii ee Wasaaradda Cadaalladda ee Xukuumadda Soomaaliya. Guddoomiye Muuse oo qeyb ka ahaa Mas’uuliyiin...