Guddoomiyaha Maxkamadda G. Banaadir: Waa muhiim barashada Kuliyada Qaanuunka [DAAWO]
Muqdisho, Somalia – Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir, Muuse Macalin Maxamed ayaa maanta ka qeyb galay Xalfad qalin jibin aheyd oo Arday dhameysatay Kuliyada Sharciga & Qaanuunka loogu qabtay Magaalada Muqdisho....