Doorashada Madaxtinimada Galmudug oo dib loo dhigey
Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Galmudug ayaa waxaa ay goordhow ku dhawaaqeen in Muddo Saddex Cisho ah dib loo dhigay Doorashada Madaxweynaha Galmudug. Guddoomiyaha Guddiga oo Warbaahinta kula hadlay...