Madaxtooyadda Somalia oo iska fogeysay hadalkii C/raxmaan Guulwade
War-Saxaafadeed kasoo baxey Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa la isaga fogeeyey hadal uu sheegay Cabdiraxmaan Cabdi Xuseen (Guulwade) oo kamid ah Guddigii Madaxweyne Farmaajo u Magacaabey Wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Soomaaliland....