Sheekh Shaakir oo ka horyimid howsha ka socota Dhuusamareeb
Bayaan kasoo baxay Xafiiska Madaxa Xukuumadda Galmudug ayaa lagu Cadeeyay in aysan qeyb ka aheyn Doorashada boobka ah ee DFS ay dooneyso in maamul loogu dhigo Galmudug. Ahlusunna waxa ay...