Somaliland oo kasoo horjeesatay Isbaheysiga ay Somalia ku biirtay
Somaliland ayaa si weyn uga soo horjeesatay shir wasiirrada arrimaha Dibadda waddamada Kulaala Badda cas iyo Gacanka Carabtu ku yeesheen waddanka Sacuudiga. Qoraalka ka soo baxay wasaaradda arrimaha Dibadda Somaliland...