Wasiirka Maaliyadda oo qaabiley Wafdi Caalami ah
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa ku soo dhaweeyay xarunta Wasaaradda Maaliyadda xubno ka socday Bangiga Horumarinta Afrika. Xubnaha wafdigan ka socday Bangiga Horumarinta Afrika (African...