Sarkaal ka tirsan Ciidamada Dowladda oo toogasho lagu dilay
Janaraal Yuusuf Cali Qasaay oo ku magac dheeraa (Yuusuf Cagey) kana tirsanaa Ciidamada Militariga dowladda Soomaaliya ayaa lagu dilay Hoygiisa oo ku yaalla Magalada Muqdisho Toogashada Sarkaalka ayaa waxaa la...