Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho
Qaraxaan oo ahaa mid lagu soo xiray gaari nooca raaxada ah ayaa waxaa uu ka dhacay Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir, isla markaana waxaa ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho...