Waqooyiga Gaalkacyo: Awoodda Shacabka oo Bedeshay Ciyaartii
Safarka Ra’iisul-wasaare Xasan Cali Kheyre ku tagay Gaalkacyo qaybta Maamul-Goboleedka Puntland ee Soomaaliya, waxay bedeshay ciyaartii (xurguftii) ka dhaxaysa maamul-goboleedka iyo dowladda dhexe, taas oo salka ku haysa hirgelinta hanaanka...