Madaxweyne Xaaf oo mudo kadib maanta kasoo degaya magaalada Muqdisho
Waxaa maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho mudo kadib la filayaa in uu kasoo dego Madaxweynaha Waqtigiisu dhamaadka yahay ee maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle. Sida aan Wararka ku heleyno Madaxweyne Xaaf…