Howlgal hub lagu soo qabtay oo laga sameeyay Marka (SAWIRRO)
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen in ka badan 10 ruux , kuwaasoo lagu eedeeyay in ay ka tirsan yihiin Ururka Al-Shabaab. Taliska Ciidanka Booliska...