MD Farmaajo oo gaaray Garoowe

Madaxweynaha  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Gelinkii dambe garoonka Diyaaradaha Garoowe Kusoo dhoweeyey wefti uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Soo dhoweynta weftiga Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa...