Senator Faroole oo eedeyn u jeediyay Madaxweynaha Somalia
Waxaa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku fashilantay faragelin ay ku sameysay doorashooyinkii maamulka Puntland, islamarkaana wali ay dhibaato ku heyso qaar ka mid ah maamul goboleedyadda dalka ka...