Ciidanka Kenya oo Weeraray Shirkadaha Isgaarsiinta Somalia
Wararka naga soo gaaraya afmadoow ayaa sheegaya in xalay la gubey xaruntii Shirkadda Hormuud Telecom ee Tuulada Jaldeys oo ka tirsan Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose. Ma jiro waxa...