Madaxweyne Farmaajo loogu soo dhoweeyay Doxa, Diyaaraddii qaaska aheyd ee Amiirka
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa galabta ka degay magaalada Doxa ee dalka Qatar, halkaasoo si diiran loogu soo dhoweeyay. Madaxweyne Farmaajo oo saaka Muqdisho ka qaaday diyaarad qaas ah...