Xisbiga UPD oo taageeray go’aanka Dowladda Somalia
Xisbiga Midowga Nabadda & Horumarka oo ka hadlay muranka diplomaasiyadeed ee soo kala dhex galay dowladdaha Soomaaliya iyo Kenya, xiriirkana la leh muranka xuduud baddeedka ee labada dalka ayaa soo dhoweeyay mawqifka...