Maxaa Garowe kud dhexmaray MD Farmaajo iyo Madaxda M/Goboleedyada?
Waxaa maanta Magaalada Garowe ee Xarunta Maamulka Puntland lagu qabtay Shir hordhac ah oo looga hadlayay khilaafka muddada dheer u dhaxeeyay Dowladda Dhexe ee Federaalka iyo Mamulka Goboleedyada. Madaxweynaha Soomaaliya,...