Jubballand oo jawaab ka bixisay Qoraalkii ka soo baxay golaha aqalka sare
Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Jubbaland Xirsi Jaamac Gaanni ayaa jawaab ka bixiyey qoraalkii kasoo baxay golaha Baarlamanka Aqalka sare ee la xiriiray khilaafaadka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad-goboleedyada Nuxurka Jawaabta Jubbaland...