Ololihii Xoolaha looga nadiifinayay Jidadka Caasimadda oo hirgalay Moqdisho
Duqa Muqdisho “ waxaa bilowday Ololihii Xoolaha looga nadiifinayay Jidadka Caasimadda” Muqdisho, Nofeembar 07, 2018--- Maamulka Gobolka Banaadir, gaar ahaan Waaxda Nadaafadda ayaa bilowday olole lagu aruurinayo Xoolaha sida sharci...