War Deg-deg ah; Guddoomiyaha Doorashada Madaxweynaha Koofurgalbeed oo is casilay
Wararka ka imanaya magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa sheegaya in uu goordhow ku dhowaaqay guddoomiyihii guddiga doorashada Madaxweynaha Maamul Goboleedka Koofurgalbeed Xildhibaan Carfo Ibraahin Aadan inuu iska casilay xilkaas....