Booliska Soomaaliya oo dhowr qof u soo qabtay dilal maanta ka dhacay Muqdisho
Saraakiisha Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa waxa ay sheegeen inay dad kala duwan ay u soo qabteen dhacdooyin dilal kala duwan ah oo maanta ka dhacay gudaha Magaalada Muqdisho. Dil ka...