Qarax uu ku dhaawacmay Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka oo Caawa ka dhacay Muqdisho
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan Qarax Gaari oo Caawa ka dhacay Afaafka hore ee Tiyaatarka Qaranka Soomaaliya,iyadoo uu sababay qaraxa khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac....