Guddoomiye Mursal Sheekh oo kulan la qaatay Khubaro ka socotay Hay’adda UNDP + Sawirro
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BaarlamaanKa Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa maanta la kulmay khubaro ka socotay Hay’adda UNDP. Nihaad Hussein oo ah Lataliye sare oo dhinaca...