Deg Deg:-Xubno ka tirsan dowlada oo goordhow loo xiray musuq-maasuq
War hada aan helnay ayaa sheegaya in xabsiga la dhigay mas'uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya oo loo haysto eedeymo Musuq-maasuq ah. Mas'uuliyiinta la xiray ayaa gaaraya ilaa iyo lix...