DEG DEG:-Al Shabaab Oo Caawa Weerar Ku Qaaday Degmada
Wararka aan ka heleyno Degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxa ay sheegaya in halkaasi Caawa Al Shabaab ay weerar madaafiic ah ku qaadeen Balcad ,iyadoo ay sababtay madaafiicdaasi...