Akhri:-Xildhibaanada Golaha Shacabka Oo Fasax Galay
Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inuu xiray kal-fadhigii 3aad Xildhibaanada Golaha Shacabka. Guddoomiye Mursal ayaa sheegay in kal-fadhiga 4aad ee Xildhibaanada Baarlamaanka uu furmayo...