Wararkii ugu dambeeyay doorashada Turkiga Erdogan oo ku horeeya
Tirinta codadka ayaa ka bilaabatay dalka Turkiga kadib markii doorashadii ugu horeysay ee hal mar loo codeeyo heer Baarlamaan iyo Madaxtooyada loo dareeray maanta. Inkabadan 56 malyan oo ruux ayaa...