Ciidanka DFS oo lagu eedeeyay ay ku kaceen jirdil iyo Xildhibaan ka hadlay [DAAWO]
Ciidamada Dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Xasilinta ayaa lagu eedeeyay in jirdil ay u geysteen Ruux Shacab ah, iyadoo aan la ogeyn sababta keentay falkaasi in ay ku kacaan Ciidanka...