Maxeey Shirkada Facebook u dalbaneeysaa Inaad dhigto sawirkaada oo qaawan?
Muqdisho (mareeg News ) Barta ay bulshadu ku xiriirto ee Facebook ayaa dadka waydiisanaysa sawirro ay qaawan yihiin,Sawirradan qaawanida ah ee dadka Britain la waydiisanayo waxay shirkaddu uga golleedahay in ay...