DEG DEG: RW Kheyre oo Caawa magacaabay lix Wasiir oo cusub
Waxaa Caawa Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu magacaabay Wasiiradii ka banaanaa Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Soomaaliya. Mudane Kheyre ayaa magacaabay lix Wasiir, Labo Wasiiru dowle iyo Shan Wasiir...