Af Soomaali Ruux Shacab ahaa oo lagu dilay Muqdisho Tuuryare21 May 2018 Waxaa Caawa Kooxo ku hubeysan Bistoolado ay salaadii Maqrib kadib qof shacab ahaa ku dileen degmada Dharkeynley ee Magaalada Muqdisho Goobjooge ayaa u sheegay Mareeg Online in marxuumka lagu magacaabi...